FAQ
   
 
 
 
 

   
Heerka aad luqada ka gaadhay
 

Waxaanu xidhiidh la leenahay jaamacadda Oxford University ee ku taala wadanka Ingiriiska oo noo qaada imtixaanka aanu ku ogaanayno heerka luqada Ingiriisida aad ka gaadhay. Tani waxay noo suuro gelinaysaa fasalka saxda ah ee lagaaga bilaabi lahaa waxbarashadaada.

Dhamaan macluumaadka aad u baahan tahay si aad u qaadatid imtixaanka waxaad ka helaysaa  qandiga kuu gaarka ah. Qandiga kuu gaarka ah waxad arki kartaa marka aad soo gashid iskuulka.

 

 

 
 
 
Hoy                 Anagga                 Koorsooyin                 Sidey U Shaqaayso                 Diiwaan Gelin                 Nala Soo Xidhiidh                 Taageero
CALL Academy © 2011